Dhugo Barnaamij koobsaday Xogo muhiima, Maad, Madaddaalo iyo Xikaayaad Xiiso gaara leh

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijk koobsaday Xogo muhiim ah, Maad, Madaddaalo iyo Xikaayaad Xiiso gaar ah leh, kaasoo Mawduucyada ku jira haddaad degganaansho u dhugataan dhegaystayaal iyo Akhristayaal aad ka faa’iidi doontaan wax ka ogaanshaha xaalado Murugo leh, Xogo lama dhaafaan ah oo siyaasadeed iyo Mawduucyo ku farxad iyo xiisaba geliya.

RADIO HIRAD

Barnaamijkan oo Hal Saac soconaya waxa soo saartay Idaacadda Radio Hirad oo toddobaadkiiba maalinta Jimcaha soo saarta Barnaamijkan oo aannu idiinka soo baahinno Barteennan Aftahannews/Radio. Waxaanannu jecelahay inaanan Xikaayaadka iyo Xiisaha Barnaamijka Jimcaha toddobaadkan ee maanta oo ay tahay 05/12/2014 soo baxay, idiinka sii faalloon ee aannu idiinku soo dhawayno, si aad uga bogataanna waxaad ka dhegaysan kartaan Halkan hoose ama qaybtan hoose ee AFTAHANNEWS/RADIO ee Dhegaysi Habboon:

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.