Madaxweyne Siilaanyo oo si adag uga jawaabay Eedayn Argaggixisada lagula xidhiidhiyey Samaale, Gabboose & En. M. Xaashi

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa jawaab adag ka bixiyey eedayn culus oo Ururro Argaggixiso lagula xidhiidhiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Xukuumadda Siilanayo Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumadda Siilaanyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.

Madaxweyne Siilaanyo

Muuqaalka Warka Jawaabta ah ee Madaxweyne Siilaanyo oo dhammaystiran waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Halkan hoose ee Daawasho Habboon:-

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.