Daawo Dhukumentari wax badan ka Iftiiminaya Taariikhda Xaddaaradihii u kala dambeeyey Magaalada Saylac

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan iidinku soo gudbinaynaa Taariikhda faca wayn leh iyo xaddaaradaha kala duwan ee isaga dambeeyey magaalada Saylac oo immika ah xarunta gobolka Selel oo ku taalla Xeebta Galbeed ee dalka Somaliland, isla markaana ka mid ah meelaha faro-kutiriska ah ee qadiimiga ah ee marinka ganacsi iyo magaalaba u noqday dalalka Geeska Afrika oo dhan iyo caalam badan oo kale.

Haddaba, Taariikhda magaalada Saylac oo ka mug wayn wax si yar lagu ogaan karo waxaad ka daawan kartaa Film Dhukumenteri ah oo laga sameeyey halkan hoose oo aannu idiinku soo gudbininayno ee daawasho wanaagsan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.