“Waan ka xishoonnay inaan Siilaanyo gacanta ula tagno ama Gaadhiga ku dhufanno” Ismaaciil-yare

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) wakhtigii Xukuumaddii Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka mid ahaa Siyaasiyiintii Xukuumadda Xisbigii UDUB ka tirsanaa ee aadka ugu kulkululaa tallaabooyinka laga qaadayo Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ahaa xilligaas ee KULMIYE iyo UCID, balse wuxu maanta ka mid yahay xubnaha ku biiray Xisbiga talada haya ee KULMIYE, waxaanay aad isugu dhadhaw yihiin sida la sheego Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo markaa ahaa Guddoomiyihii iyo Musharrixii jagada Madaxweynaha ee KULMIYE.

ISMAACIIL-YARE-Asiilaanyo

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhacdo Xiiso badan oo markii uu Wasiirka ahaa dhex-martay isaga iyo Madaxdii Xisbiga KULMIYE ee markaas Mucaaridka ka ugu awoodda ama taageerada badan ahaa. Haddaba, dhacdadaas Xiisaha badan ee dhex-martay Ismaaciil-yare iyo Madaxdii KULMIYE ee Siilaanyo hor-kacayey si aad u dhegaysato waxaad ku dhufataa ama aad dhexdiisa clik-garaysaa Sawirkan Ismaaciil-yare ee kaa hooseeya dhexdiisa.

ISMAACIIL-YARE-A

ha halmaamin inaad Sawirkan dhexdiisa ku dhufato aaroow-ga ama aadh dhexdiisa killig-garayso si aad codkaas u dhegaysato

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.