Toos u Daawo Xafladda Xuska 26 June ee 62-guurada Xornimadii Somaliland Ka Qaadatay Britain

Hargeysa(aftahannews):- Xafladda Xuska 62-guurada ka Soo Wareegtay markii xornimada Somaliland ay ka qaadatay Boqortooyada Midowday ee Britain 26-kii June 1960-kii oo Caawa lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.

Halkan hoose kaga bogo Xafladda tooska uga socota Madaxtooyada Somaliland:-