Barnaamij xiiso badan oo ku saabsan dunida aammusan halkan ka daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Akhristayaal, dhegaystayaal iyo Daawadayaal waxaannu halkan Aftahannewss, Radio and TV, idiin ku soo gudbinaynaa barnaamij aad u xiiso badan oo ku saabsan waraysiyo lala yeeshay dunida aammusan ama dadka aan dhagaha waxba ka maqal ee Wax ka barta magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Ka hor-dhici maayo, hase-ahaatee, Barnaamijkaas oo xiiso gaar ah leh, isla markaana uu diyaariyey Suxufiga Barkhad Maxamuud Kaariye aan idiin kala baxo ee daawasho wanaagsan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.