SOLJA: “Xukuumadda maanta jirtaa way kufsatay Saxaafadda xorta ah ee Somaliland..”

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed Cabdi Curad, ayaa sheegay inay Xukuumadda talada Somaliland haysa ee uu hoggaamiyo Madaxeyne Siilaanyo kufsatay Warbaahinta Madaxa-bannaan ee dalka ka jirta.

Halkan hoose ka daawo codka iyo muuqaalka Guddoomiye ku-xigeenka SOLJA.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.