Madaxweynaha Puntland Gaas oo Aflagaaddo Qaawan kula Kacay Beelo Soomaaliyeed

MADAXWEYNE GAAS OO CAAYEY BEELAHA SOOMAALIYEED EE DIGIL IYO MIRIFLE 2018.jpg
MADAXWEYNE GAAS OO CAAYEY BEELAHA SOOMAALIYEED EE DIGIL IYO MIRIFLE 2018.jpg

Badhan(Aftahannews):- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa aflagaaddeeyey Beelo ka mid ah Beelaha Soomaalida, gaar ahaan Beelaha Digil iyo Mirifle ee dega gobollada Bay iyo Bokool, isaga oo aan weli ujeeddadiisa iyo waxa uu ka waday aan la fahansanayn.

MADAXWEYNE GAAS OO CAAYEY BEELAHA SOOMAALIYEED EE DIGIL IYO MIRIFLE 2018.jpg
MADAXWEYNE GAAS OO CAAYEY BEELAHA SOOMAALIYEED EE DIGIL IYO MIRIFLE 2018.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Madaxweyne Gaas oo Khamiistii Maanta ka hadlayey magaalada Badhan ee Beriga gobolka Sanaag ee Somaliland oo uu illaa Arbacadii ku sugnaa, ayaa sheegay inaanay aqbalayn inay Xukuuumaan Dad kabo Tacas ah xidhan, sida uu hadalka u dhigay, waxaa hadalkan Gaas Dad badan ula muuqday Caqli-xumo iyo Cay badheedh ah oo uu kula kacay Beelahaas.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Puntland uu ka jeediyey Badhan iyo siduu u dhacayba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.