Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka (Page 3)

Heesta Run ii Sheeg iyo Codka Macaan ee Nimco Cali Milig 2018 Hargeysa – Daawo

Comments Off on Heesta Run ii Sheeg iyo Codka Macaan ee Nimco Cali Milig 2018 Hargeysa – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Heesta Run ii Sheeg iyo Fannaanadda Codka Macaan ee Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo Codkeeda Baxsan ku qaadaysa, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqana iyo Suugaanta ee Warbaahinteenna Aftahannews.com. Heestaas iyo Habdhaca Laxanka iyo Codka iyo Muusikada ku ladhan-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Ka Bogasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Nimco Cali Migil Heesta Raaxo Guur iyo Qiirada Fannaanadda 2018 Hargeysa

Comments Off on Nimco Cali Migil Heesta Raaxo Guur iyo Qiirada Fannaanadda 2018 Hargeysa

Hargeya(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil ee Reer Jabuuti, ayaa Hees macaan oo ay soo saartay oo la yidhaahdo Raaxo Waa Guur, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com. Heestan oo ka mid ah Heeso ay Bishan April Sannadka 2018-ka Fannaanadda Nimco Cali Migil oo ka mid ah Fannaaniinta Codka Macaan ee […]

Share Button
Continue reading …

Ayaan-Toromso iyo Deeq Dheeg Lammaanaha Jacaylka Full Programe – Daawo

Comments Off on Ayaan-Toromso iyo Deeq Dheeg Lammaanaha Jacaylka Full Programe – Daawo

AYAAN TOROMSO IYO DEEQ DHEEG LAMAANAHA JACEYLKA FULL PROGRAME

Share Button
Continue reading …

Nimco Cali Migil oo Soo Saartay Hees Kulul oo Foorjo ah

Comments Off on Nimco Cali Migil oo Soo Saartay Hees Kulul oo Foorjo ah

Djibouti(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil, ayaa soo saartay Hees Foorjo ama Ku Daadis ah oo Kulul, waxaanay Heestaasi aannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com. Waxaad Heestaas kaga bogan kartaan Muuqaal-dhegaysigan ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmial.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Maxaa Kala Qabsaday Xasan Aadan Samatar & Cabdisalaan Hereri? Daawo

Comments Off on Maxaa Kala Qabsaday Xasan Aadan Samatar & Cabdisalaan Hereri? Daawo

DJibouti(Aftahannews):- Weriye Cabdisalaan Hereri, ayaa Waraysi xiiso badan magaalada Jabuuti kula yeeshay Fannaanka Caanka ah ee Xasan Aadan Samatar, kaas oo uu kaga hadlay arrimo door ah iyo waayo-faneed, ayaa noqonaya midkii noociisa ahaa ee uu Fannaanku bixiyo muddo labaatan sano ku dhaw.                     Haddaba, Xasan […]

Share Button
Continue reading …

Heesta Nasri Qiso Dhab ah Codka Nimco Cali Migil 2018

Comments Off on Heesta Nasri Qiso Dhab ah Codka Nimco Cali Migil 2018

Djibouti(Aftahannews):- Hees cusub oo ay soo saartay Fannaanadda Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo ka hadlaysa Qiso dhab ah iyo waayo jacayl, isla markaana la magac-baxday ama Hal-ku-dheggeedu yahay NASRI, ayeynu ku soo qaadanaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.                     Waxaannu Heestaas macaan ee ay Nimco […]

Share Button
Continue reading …

Maryan Mursal Waraysi Xiiso badan oo Hargeysa lagula Yeeshay iyo Heeseheeda Shidan – Daawo

Comments Off on Maryan Mursal Waraysi Xiiso badan oo Hargeysa lagula Yeeshay iyo Heeseheeda Shidan – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Waraysi lala yeeshay Fannaanadda Maryan Mursal Ciise ayaannu ku soo qaadanaynaa Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com. Waraysigaas ay siisay Horn Cable TV Fannaanaddu siisay oo ay ku soo bandhigtay Heeseheda Badwaynta ah qaarkood.   Fannaanadda Maryan Mursal Ciise Waraysigeeda iyo Heesaha oo ay soo bandhigtay oo dhammaystiran, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan […]

Share Button
Continue reading …

Sahra-Kiin Muuqaal Cusub Heesta Axdi “Degdeg baad u Guurtoo Awrtii u Raratay..” – Daawo

Comments Off on Sahra-Kiin Muuqaal Cusub Heesta Axdi “Degdeg baad u Guurtoo Awrtii u Raratay..” – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Daawo Fannaanadda Sahra-Kiin iyo Muuqaalka Cusub ee Heesta Axdi “Degdeg baad u Guurtoo Awrtii u Raratee..” aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Ubax-Fahmo oo soo saartay Muuqaal cusub iyo Hees cusub “Hilaw” 2017 – Daawo

Comments Off on Ubax-Fahmo oo soo saartay Muuqaal cusub iyo Hees cusub “Hilaw” 2017 – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Ubax Daahir Ismaaciil (Ubax-fahmo), ayaa Hees cusub iyo Muuqaal cusub oo ay soo saartay toddobaadkan, waxaannu ku soo qaadanaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.   Heestaas oo uu Duubay Maahir Studio oo magaalada Hargeysa ku yaalla, waxa Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Hilaw’, waxaannannu Duudduub iyadoo ah idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan […]

Share Button
Continue reading …

Daawo Fannaanadda Nimco Cali Migil (Naruuro) oo Soo Saartay Muuqaal Cusub, Heesta Tusaale 2017

Comments Off on Daawo Fannaanadda Nimco Cali Migil (Naruuro) oo Soo Saartay Muuqaal Cusub, Heesta Tusaale 2017

Djibouti(Aftahannews):- Fannaanadda Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo ka tirsan Fannaaniinta Reer Jabuuti, ayaa Muuqaal cusub oo ay soo saartay, isla markaana ku ladhay Heesta Hal-ku-dheggeedu yahay; “Tusaale”, isla markaana Muuqaalkeeda cusub lagu duubay gudaha magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti. Erayada Heesta Tusaale waxaa Curiyey Cabdillaahi-Jeesto oo sidoo kale Laxankana isagu ku ladhay, waxaa Musiga […]

Share Button
Continue reading …