Fannaanka Dalmar-yare oo Hees Macaan u Qaaday Gobollada Somaliland

Hargeysa(AFNS):- Fannaan Dalmar-yare, ayaa Hees macaan u qaaday gobollada Somaliland, kuwaas oo uu mid walba tilmaan gaar ah oo uu caan ku yahay ku sifeeyey. Hestaas ayuu Dalmar ku soo bandhigay Bandhig-faneed uu Hargeysa ku qabtay.

Haddaba, Heestaas oo si wacan loogu dheelay iyo hab-dheceedaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.