Xaliima Balballaaf oo Hees cusub u Qaadday Calanka Jabuuti oo 42-Jirsaday Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Caanka ah ee Xabiiba Balballaaf, ayaa Hees Cusub u qaadday Calanka Jabuuti Xuska 42-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti xornimada ka qaadatay Faransiiska 27 June 1977-kii, taasoo ku buuxday 27 June 2019, laguna qabtay Hargeysa.

Xabiiba Balballaaf oo Masraxa dadkii Xafladda ka soo qaybgalay ruxday, waxaannu heesteeda ay u qaadday Calanka Jabuuti idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.