Shirkadda Dahabshiil waxay Mudantay in Reer Somaliland ku Fanaan

Hambalyo,Hambalyo,waa wax lagu faano waana guul weeyn oo u soo hoyatay umada Islamka ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska.
DAHABSHIIL
Maareeyaha shirkadda Dahabshiil ,Mudane Cabdi Rashiid Dahabshiil ,ayaa London lagu gudoonsiiyay Abaal marin ka turjumaysa adeega hufan ee aay u qabato bulshada caalmaka,khaasatan dadka Ajaanibka ah.waxaa la xusay in aay tahay shirkadaha calamka ka hirgalay oo isla markaasna ku caanbaxay, Adeeg hufan iyo nidaam shirkadeed oo latar tamaya shirkadaha caalamka.Mareeyaha ayaa la kulamay Ra’isal wasaraha dalka Uk Mr: David camaron oo ka soo qaybgalay xafladaas.Hambalyo,Hambalyo,waa wax lagu faano waana guul weeyn oo u soo hoyatay umada Islamka ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ,gaar ahaana Reer Somaliland iyo dhamaan dadka ku hadla luuqada Somaaliga.Shirkad ahaana waa guul iyo horuumar weeyn oo u soo hoyatay.Waxaaynu ogsoonahay ,dalkasta oo ajaanib joogo,in ay iswaaydiiyaan Umada idiin timimaxaay ku soo kordhiyeen dalkiina .Maanta Faan.

Baay notahay shirkada Dahabshiil,waana shirkadii ugu horaaysay ee Madaxda Euroupian ku gudoonsiiyaan Abaal marin heer Qaran ah.Maasha Allah.Hambalyo Musse Mohamed Hagi Duale

Birminham UK.

Qoraalkan waxa Masuuliyaddiisa leh oo ay u gaar tahay qoraaga, maaha mid ay Aftahannews leedahay Masuuliyad ahaan, hase-yeeshee, waxaannu u baahinnay dhiirrigelinta qoraaga, fikirka xorta ah iyo is-weydaarsiga aaraahda iyo rayi-dhiibashada Bulshada Akhristayaasha iyo Qorayaasha.

.