Ogaysiis Ku Sabsaan Xaflada 18-May Ee Caasimada Dalka Sweden Ee Stockholm

Waxaa Dhaman Shacab Weynha Reer somaliland Ee Ku Nool Wadanka Sweden La Ogaysiinyaa In Xafladii Loogu Dabaal Degaayey Sanad Guurada 23 Aad Ee Ka Soo Wareegtay Marki somaliland Qaranimadeedii Dib Ugala Soo Noqotay Wadanka Somalia In La Qaban Doono tariikhdu markay tahay.

SSS 18 MAY SWEDEN

Tariikhda:17 May Maalinta Sabtida

GOOBATA:SibeliusGågen 11

WAQTIGA: 9:00

Ka Soo Qayb Gal Wacan

Sanad Guuro Wacan

Guul Iyo Gobanimo