Tacsi

Cabdifataax Ismaaciil Marxal Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiqaadir Ismaaciil Baaruud (Askar), Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Mustafe Axmed Kayse, Xaaskiisa iyo Carruurtoda, Siciid Cabdi Xuseen iyo Maxamuud Gamuute. Cabdi Dayr Rooblr Xaaskiisa iyo Caruurtooda   Khadar Maxamed.Mubaarig Cabdi Guray  dhammaan meelkasta oo ay joogaan, waxay      Waxay tacsi u dirayaan Axmed Cali Jaamac oo ay ka tacsiyaynayaan Gerida ku timi abtiyaashii Marxuum Cali Xaashi Maxamuud iyo Marxuum Cabdikariin Xaashi Maxanuud oo ay ILLAAHAY uga baryayaan inuu labada Marxuumba u naxariisto ehelka,Qaraabada iyo Asxaabta ay ka bexeenna samir iyo iimaan Saadiga ka siiyo

   Aamiin Aamiin Aamiin.