Dhammaan Suxufiyiinta Reer Somaliland waxay Hambalyo u dirayaan

Meherka Khaalid Daahir Maxamuud iyo Nasra Aw Ciise Kaahin

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow Ka Yeel..

NASRA AW CIISE IYO SAYGEEDA

1472825_775571555792249_957197049_n

992460_780344121981888_1482481038_n

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,

Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,

Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,

iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Cabdiwali Faarax Jaambiir,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Khadar Iid Kaariye,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Hodan Cali Cajabi,

Nimco Maxamuud Ciise,

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Siciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Siciid Ismaaciil Gurraase,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

                                                                 Khaliil Daahir Maxamuud

                                                            Iyo  

                                    Suxufiyadda Nasra Aw Ciise Kaahin

Oo iyagoo ku nool dalka Norway Meherkoodu maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Waxaanay leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha nabad-qab, farxad, bash-bash iyo barwaaqo, isku raga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.