Tacsi Tiiraanyo Leh

Suldaan Max.ed Suldan C/qaadir. Safiya Suldan C/lahi. Faadumo Suldan C/lahi. Hodan Suldan Rashid.. Cali Suldaan Rashid. Sacido Suldaan Rashid . Mulkiy Suldan Rashid .C/lahi Suldaan Rashir. Shankaroon Suldan Rashid. Raaho Axmed Kosaar. Raxma Axmed Kosaar. Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi u dirayaan Qoyska Reer Jaanbiir Suldaan Oo Ay ka Tacsiyadaynayaan Geerida Naxdinta leh ee ku Timi Walaalkood Cumar Jaanbiir Suldaan oo maanta Ku Geeriyooday Magaalada Margeysa. Waxaanay Marxuumka Illaahay Uga Baryayaan Inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii Qaraabadii iyo Dhamaanteena Samir iyo Iimaan haynaga siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

tacsi1