Hambalyo Meher Wacan Cumar Cali Nuur iyo Xaliimo-Sacda Maxamed Cilmi

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel..

Aabbo Cali-Nuur Axmed-yaasiin, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo Khadiija Maxamed Xasan Faadumo Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Maryama Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Aamina Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Rooda Cali Nuur, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Khadra Cali Nuur, Xaliimo Cali Nuur, Sagal Cali Nuur, Aadan Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdillaahi Cali Nuur, Siciid Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdirisaaq Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Cabdicasiis Cali Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtooda.

hambalyo-meher1

Dhammaan Qoyska Reer Cali Nuur Axmed Yaasiin, Reer Caaqil Muuse Axmed-yaasiin iyo waxay dhaleen guud ahaan meelkasta oo ay kala joogaan waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan;

Cumar Cali Nuur

iyo

Xaliimo-Sacda Maxamed Cilmi

Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeysa maanta oo ay taariikhdu ahayd 09/08/2014-ka, waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku raaga, Ubad khayr qaba kala hela ee Aqal-galkooda ku gaadha, Bash-bash, Barwaaqo, Farxad, Nabad-qab iyo Raynrayn Insha ALLAAH. Aammiiin….Aammiin…..Aammiin.