Dar ALLAAH u Caawi Qoyskan Wiilka yar la dhibban Walaalka Muslimka ahoow

“Anigoo ah Aabbaha dhalay Wiil yar ee xanuunsanaya oo la yidhaahdo Siciid Muuse Ibraahim oo xanuunsanayey muddo 12 sano ah. Kana jirran Madaxa Dhakhatarka dalka oo dhan aan mariyey iina sheegeen in aanay waxba kaga qaban karin dalka gudihisa igulana taliyeen in ilmaha xanuunkiisa dibedda wax lagaga qaban karo.

Markaa aniga oo ah qoys danyar  ah, isla markaana aan awoodin inaan geeyo Dhakhtar dibadeed waxaan si sharaf iyo Islaamnimo ah uga codsanayaa in la igu caawiyo sidii aan ilmahaa Dhakhtar u geyn lahaa.

Dhammaan waxaan ka codsanyaa Hay’adaha.

MAGACA ABAHA :  Muuse IbraahimKooshin

MAGACA INANKA : siciid muuse ibraahin

ACOUNT NO: 2117  DAHABSHIIL BERBERA

ZAAD: 4407207

ALLA MAHAD LEH.