Suxufiyiinta Somaliland waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Xasan Keef-keef & Nimco X. Cali Yuusuf

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax..Nimco-iyo-xasan-300x165

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,

Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,

Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,

iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle,

Madar Cabdi Axmed,

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Cabdiwali Faarax Jaambiir,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Khadar Iid Kaariye,

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Hodan Cali Cajabi,

Nimco Maxamuud Ciise,

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Siciid Cabdi Xuseen,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan.

Weriye Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef)

Iyo

Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo Maanta Meherkoodu ku qabsoomay Huteel Sumer-Time ee magaalada Hargeysa, waxaannu leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha, bash-bash, barwaaqo, farxad iyo raynrayn, ubad khayr qaba kala hela, Wiil iyo Caano, Nabad iyo Caano. Aammiin………..Aammiin…………..Aammiin. Allaah ha aqbalo. Alif Mabruuk……….Alif Mabruuk.