Hambalyo Meher Farxaad leh: Xasan Keefkeef iyo Marwadiisa

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiiganna lagu farax.. Maamulka, Masuuliyiinta, Suxufiyiinta iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Bahda Aftahannews guud ahaan meelkasta oo ay kala joogaan waxay hambalyo iyo bogoaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Weriye Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef) iyo Nimco Xaaji Cali Yuusuf oo Maanta Meherkoodu ku qabsoomay Huteel Sumer-Time ee magaalada Hargeysa.

HasanKeef-Nimco-Haji-Cali-300x150

Waxaannu leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha, bash-bash, barwaaqo, farxad iyo raynrayn, ubad khayr qaba kala hela, Wiil iyo Caano, Nabad iyo Caano. Aammiin………..Aammiin…………..Aammiin. Allaah ha aqbalo. Alif Mabruuk……….Alif Mabruuk.