Waddaniyoow Parkin Gal

By Khadar Ibrahim.. .. Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland.

A-WADANI-LOGO-1

Siyaasada maanta dhex taal Somaliland waxay ledahay dhawr waji oo kala duwan, waji siyasadeedka ee xukuumadda wuxu yahay horumar iyo waxqabad fara badan oo runti Somaliland abid soo mara, mashaariic iyo cashuurihii oo si wanaagsan oga hirgalay Somaliland, laakin waji kale aya ka soo hor jeeda horumarka waa wajiga ku yaala mucaariidka , waa raga ku fashilay say ay dadka o kasban lahaayeen.

Xisbiga Waddani waa xisbi ka xun horumarka ay dawaladdu ka wado dalka, waa xisbiga si cad uga xun wadada ceerigaabo !! iyo waxqabadyada kale ee dalka laga wado, waxaan oo ku tilmaamaan hawla campaign !, runtina waddani waa danistiyaal ku hawlan in lacag ka urursadaan jaaliyaddaha soomalilaand kana dhaadhiciyaan khiyaali iyo warar aan jirin, waddaniyow amba wax ku soo biiri umadda sida xukuumadda amba siyaasadda ka seexo oo parking gal !!.

Ka barta xisbiga kulmiye ee mucaariidnimadiisu ahayd mid taariikhi ah ,maantana oo yahay xisbul xaakiinka .

Khadar Ibraahin A

Khadar338@hotmail.com