Hambalyo Meher Farxad leh Xamse X. Daahir Cigaal iyo Samsam Xasan Aadan

Hooyo Caasha Muuse Cali Axmed, Max’ed C/llaahi (Barre}, Faadumo Maxamed C/llaahi, Odaygeeda Iyo Carruurtooda, Khadra Maxamed C/llaahi Iyo Carruurteeda, Deeqa Maxamed C/llaahi, Odaygeeda Iyo Carruurteda, Ruqiya Maxamed C/lLaahi, Saygeeda Iyo Carruurtooda, Nimco Maxamed Cllahi, Xabsa Sicid Yusuf, Saygeeda Iyo Inankeeda.

Dhammaan Dadkaas iyo Asxaab kale iyo Ehel kale oo tiro badani waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan

Xamse Xaaji Daahir Cigaal

Iyo

Samsam Xasan Aaadan

Oo Meherkoodu ka dhacay Huteel Maansoor ee Hargeysa Hargeysa Isniintii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 24 March, 2014. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha, Bash-bash, barwaaqo, farxad iyo raynrayn, isku raaga ee Ubad khayr qaba kala hela. Aammiin……………Aammiin……………Aammiin…….Allaah ha aqbalo.

hambalyo-meher1