Tacsi uu Dirayo Xisbiga KULMIYE

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND

(KULMIYE) Date: 20/03/2014 Ku:   Saxaafadda

Ujeeddo: TACSI

  1. Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
  2. Md. Maxamed Kaahin Axmed, Guddomiye-ku-xigenka 1aad ee xisbiga KULMIYE.
  3. Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga.
  4. Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee xisbiga, ahna Madaxweyne-ku-xigeenka dalka.
  5. Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Guddoomiye-ku-xigeenka 4-aad ee xisbiga
  6. Md. Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE
  7. Md. Jaamac Ismaacill Cige (Shabeel), Guddoomiyaha Golaha Dhexe
  8. Mustafe maxamed yoonis (waxdad)
  9. Xildh Siciid Cilmi Rooble
  10. Maxamed Cabdi Iskeerse
  11. Dr. Idiris X. Nuur Maxamed
  12. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)
  13. Axmed Cabdi Dheere
  14. Shiine Cabdi Barkhadle
  15. Axmed Cumar X. Cabdillahi (Xamarje)
  16. Mustafe Iid Maxamed

Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaana bahda dhaqanka oo ay ka tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday shil baabuur maanta, Ilaahay marxuumka ha u naxariisto, eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman haka siiyo.

tacsi1

 AAMIIN…AAMIN…AAMIN

ALLA MAHAD LEH

Xasan siciid yuusuf

Xoghayha guud ee xisbiga kulmiye.