Hambalyo Meher Farxad leh C/Qaadir C/llaahi Nuur (Al-mis) iyo Amran Sh. Axmed Nuur

MEHERKA CQADIR ALMIS

Wasiirka Diinta Awqaafta Somalilad Sheekh Khaliil Cabdilaahi Cabdi

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan.

Agaasimaha Barnaamijyada Idaacada Radio Hargeysa Khadar Maxamed Cakule

Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdirashiid Jibriil Yuusuf

Madaxda Barnaamijyada Telefiishanada Qaranka Somaliland Xuseen Cabdilaahi Deeqsi

Madaxda Wararka Telefiishanka Qaranka Somaliland Cali Axmed Cawaale (Caano-Dhame) Iyo Maxamed Siciid Muxumed

Madaxa Santalaydhka Telefiishanka Qaranka Somaliland Ugaas Maxamed Majabir

Madaxa  Editores-ka Telefiishanka Qaranka Somaliland Ismaaciil Maxamed Cakule

Madaxa Istuudyaasha Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Panaroma)

Xasan Ismaaciil (Xasan Shaah)

Khaalid Sacad Muuse

Siciid Cawil Axmed-Xajiin (Yogolo)

Cali Xasan Sugle (Cali Dhere)

Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)

Nimcaan Dheeg Ibraahim

Jamaal Axmed Naasir

Siciid Cabdilaahi Xasan

Maxamed Jaamac Garas

Cabdiraxmaan Cumar Ismaaciil (Casariye)

Cabdi Xasan Cabdi

Sacad Abokor Billee

saleebaan ibraahim xashi

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u dirayaan

Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis)

Iyo

Amran Sheekh Axmed Nuur

Oo Meherkoodu Shalay oo ay taariikhdu ahayd 19/3/2014 ku qabsoomay Huteelka Hadhwanaag Restruant ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, Anaguna waxaanu leenahay.

Aamiin…………………………..Aamiin……………………………Aamiin