Toddobaadlaha Xiisaha badan ee Radio Hirad: halkan ka dhegayso

Hargeysa(Aftahannews):- Dhegaystayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka toddobaadlaha ah ee ay soo saarto Radio Hirad oo xarunteedu ku taallo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, isla markaana daneeya arrimaha danta dadweynaha, waxaanu Barnaamijkii soo baxay Jimcihii toddobaadkan 14/03/2014.

Barnaamijkaas oo aad u xiiso badan macluumaad kala duwan iyo xaqiiqooyin jira taabanaya halkan hoose guji si aad u dhegaysato ama u rogato.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.