Madaxweyne Siilaanyo oo dadweynaha kula Tukanaya Berbera Daawo

Berbera(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa safar ku joogaan magaalada Berbera dhawrkii habeen ee u dambeeyey, ayaa Salaaddii Jimcaha maanta dadweynaha kula tukaday Masaajidka Khaalid Binu-Waliid ee magaaladaas.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirro la socda oo dadweynaha kula Tukanaya Berbera.

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.