WADDANI wuxu Tacsi u dirayaa qoyska Ruqiya S. Ayaanle

Gudoomiyaha   ku xigeenka  1aad ee Xisbiga WADDANI  ahana ku simaha Guddoomiyaha Ahmed Muum’in Seed, isagoo ku hadalaya afka magaca xisbiga WADANI  dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI iyagoo ka tiiraanyeysan Geerida naxadint leh ku timid  Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Walaashii Ruqiya Siciid Ayaanle ku geeriyooday magaalada hargeisa.

Waxaannu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle qoyskiisii iyo qaraabadi ay  ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin…Aammiin….Aammiin….Innaali-laahi wa innaa-ileyhi Raajucuun.

tacsi1