Hambalyo Meher: Jaamac Talyaani iyo Ubax Aadan

Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Garaad C/Wahaaab Muuse Ismaaciil(C/Wahaab Ramaale), C/wahaab muxumed Cismaan(Abaadir), Cabdi-Mahad Haybe Cismaan (Cabdi Haybe), Nagiib Cali Xasan, Sakariye Muuse Saqadhi, Ismaaciil Axmed Cilmi (Bacaluul)

Dhamaan asaxaabtani waxayy hanbalyo udirayaan saaxiibkod.

Jaamac Cumar Jaamac (Jaamac Talyaani) iyo

xaaskiisa Ubax Aadan Cabdillaahi

oo meherkoodu ka dhacay magalada Burco 12/2/2014 waxaanay leeyihiin ku gaadha aqal galkiina bash bash iyo barwaaqo

 

Aamiin… Aamiin