Hargeysa(AFNS):- Qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahintan Aftahannews.com, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Gabay ka hadlaya Noloshii hore, waxa iska beddelay iyo xaaladda Dhaqan-dhaqaale iyo nololeed ee Soomaalida Maanta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Gabayga Abwaan Haybe ka soo duubay cariga dalka Maraykanka oo uu ku nool yahay wakhti xaadirkan ee kaga bogo wakaalada Tv-ga aFTAHANNEWS.COM, ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.