Sawirka Amiin Artis ka sameeyey Xayiraadda Universal TV

Sawirkan oo uu sameyay Farshaxanka Somaliyeed ee Amiin Caamir, ayaa waxa uu muujinyaa xayiraadda ay Xukuumadda Somaliland shaqada uu dalkeedak a qaban jiray TV-gaasi ka saartay shalay Telefeshinka madaxa-bannaan ee UNIVERSAL, oo shalay si rasmi ah ay Somaliland shaqadaas uga joojisay.

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya/Office.