Hambalyo Meher Wacan: Yuusuf Khadar Cabdi iyo Sabaax Cabdi Maxamuud

HAMBALYO MEHER YUUSUF KHADAR CABDI IYO SABAAX CABDI MAXAMED

Maxamed Siciid C/llaahi (Xarrago)

Caydaruus Ismaaciil Cabdi

Sidiiq Maxamuud Gahayr

C/risaaq Xaamud Caydiid

Shiine Cilmi Kaahin

C/fataax Ismaciil Mursal

Maxamed C/Raxman Yaasiin

Jibriil Suldaan Maxamed

Maxamed Aadan Daahir

Saleebaan Maxamed Saleeban.

HAMBALYO MEHER YUUSUF KHADAR CABDI IYO SABAAX CABDI MAXAMED
HAMBALYO MEHER YUUSUF KHADAR CABDI IYO SABAAX CABDI MAXAMED

Waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Meherka 

Yuusuf Khadar Cabdi

iyo 

Sabaax Cabdi Maxamuud

Oo Meherkoodu Isniintii oo Taariikhdu ku beegnayd 01, May 2017, ka dhacay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeysa, waxaannu leenahay Noqda Reerkii isku waara ee Ubad Khayr qabakala hela. Aammiin Aammiin.