UNIVERSAL Garannaye HUBAAL Meeday!?

W/Q: XasanKeefkeef, Tifaftiraha HUBAAL Media Network,

Nin I Lurey, Nin IguLaagsadiyo,Nin I Lammaaneeyey!!

Iyo NimaanLurtaydanaJeclayn,Libinna Ii Diiddan!!!

Iyo NimuuLihiinDhigay,Halkuu Rag iskuLaan-jiitay

IntaasuuIsuguLaaqanYahay,Loolkii Ii Xigaye!!

Waa MaxayLikiicsigu,BarbaarLuun ma Kaafiyo’e

Sow AnigiyoDuq Law-lawsadaa,MakalaLaydhsan!!!

Gabayga NIN I Lurey, OoUuTiriyeyAbwaanMuxumedLiibaanJadeer

Inkastoo Ay AnshaxaMaamulkaiyoNidaamkaCaddaaladeedbaKaBaxsanTahay In QofUuAragtidiisa Wax Ku Xidho, waxnakuxayiro, haddanadhacdadiishalaylaguxayirayTelefishankamadaxabanaaneeUNIVERSALFaraciisa Somaliland dad badan baa soodhaweeyeyoodareenahaan u diidaymuuqaalmajaajilo ah oohabeenaansiifogeynlagabaahiyey TV-gaas, kuwaasoo u arkay in uumeelkagadhacaykaraamadaMadaxweynahaiyocalanka Somaliland.

Sidoo kale waxajirayqaardiidayqaabka loo wajahayxayiraadankuwaasookudoodayamarkahorebaInaanloo baahnaynInxayiraadaiyokaqaadisteedubaaanaykuxidhnaanqof, wasiiramabacidkale’ehoogaar ah. Laakiinwaxay u arkaan in nidaamiyosharci loo marotallaabokastaoolaguqaadayohaddiiuugefayiyohaddiikaleba.

Haaaaa, hadal-hayntaamuurtanayaashalayillaaxalaydhegahaygakabadatay, Sidaasdarteeddhacdadankufogaanmaayo, laakiinwaxaanqalinka u holladaydhabarjabkaiyotacadingahaystawargeyskamadaxabanaaneeHUBAAL.

Waxa la xayiray 13-kii Diisembereekal-hore (2013) markiilabaadislasanadgudihii.Ciidan baa duldegeyoowelihaystaxaruntiiiyoxafiiskii, waxaxannibandhaq-dhaqaaqiiiyohabsami u socodkiisiicaadigaahaa.  Waxaaintaasdheeroocaqligugarawsanyahaysidaaanmarnabaqaanuunkasharcilooguadeegsanlabadibleyntiibahda HUBAAL iyoMadaxdiisaoodakannooyinXukuniyoGanaaxisugujiralaysuraaciyeyxayiraadii tan horeysay.

Muddadaashoreee la xidhayMas’uuliyiinta HUBAAL ciidankunaduldegeyxaruntoodadhexewaxakasiihorreeyayweerardilfadhilamay ah ooloolabadheedhaysaqdhexe, kaasooaan gar iyogarawshiiyotoonaillaaimmikalagabixin, ciddiigeysatayeegacantalagudhigaynahadh cad la siidaayay.Immikana way xidhantahay, dacwadikumasocotooocidhaysata la garanmaayo, haddanaxerociidanbaadmooddaaxafiiskiioocid loo ogolyahay ma jirto, kiroayaakusocota, Mushaharkiishaqaalahaakusocda, Kambaniyoheshiis-waqtiyaysanooxayaysiis ah la galayayaaiyagunajira, oohantidoodiidoonaya.Kasokowdhaawacyadii loo geystayeeaancidinakadhaahinhoggaanka HUBAAL, Haddiiaynuxisaabugudhaqaaqnokharashkamaalinlaha ah eekusocdamuddadaasuuxannibanyahayWargeysku, caqligaagagelimayso.

Marka ay sidaastahayhaddii UNIVERSAL loo haystogefqaran, HUBAAL-namaxaykugalabsataywaxaasoodhan?. Waxaanfilayaakoleyba in aan gar-darane, garawshiiyoigahelaynillaauugaraabo.ImmikanaintaasdhaafinmaayoeeNabad-gelyo.

Qalinka: XasanXuseenCabdillaahi [Keefkeef]

Hubaalmedia@hotmail.com

Mrkeefkeef@gmail.com

http://hubaalmedia.com/