Hambalyo Aroos Farax Leh: Khaalid Sacad Muuse Iyo Isra Xasan Maxamuud

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow Ka Yeel….

Tifaftiraha guud ee Shabakadda Aftahannews Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Ku-xigeenka Tifaftiraha Faysal Xiis Weerar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Maxamed Bashiir Nuur Giriig, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Muuse Axmed Maxamuud (Faro-laab), Daahir Cabdiciis, Maxamed Cabdi Ismaaciil, Dhammaan Asxaabtaas iyo Guud ahaan Bahada Warbaahinta Aftahannews (Aftahan Media Group) meelkasta oo ay dunia ka joogaan Waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinaynaa

                                                Khaalid Sacad Muse

                                                           iyo

                                                         Isra Xasan Maxamuud

AROOSKA KHAALID SACAD

khaalid sacad muuse

KHAALID SACAD IYO MARWADIISA

Oo Arooskoodu toddobaadkii hore ka qabsoomay Huteel Crown ee Magaalada Hargeysa. waxaannu leenahay noqda kuwii isku-raaga, ee Illaahay Ubad khayr qaba kala siiyo ee farxad iyo raynrayn ku wada noolaada.