Hambalyo Meher Maxamed Cabdi Jaamac iyo Farax Aadan Siciid

Suldan Ismacil Suldan C/Raxmaan Gud. Max’ed Muuse Diiriye Egn. Ciise Yusuf Xamariy C/raxmaan Max’ed Maal Axmed Max’ud Cumar Ag. Ibrahim Cawil Xaaji Nuur Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Xil. Ismacil Jaamac Xirsiy ( Caga Yare) Dr. Ciise Cabdi Jaamac Porf. Cabdi Jaamac Dhimbiil Axmed Max’ed C/lahi (Barre) Xamse Ibrahim Axmed (Gagaale) Xog. Max’ed Mux’ed Faarax . Mawlid Aadan Cumar Dhammaantood waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan.

LAMMAANAHA

taaaa

                                                  Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil)

                                                                 IYO

                                                   Farax Aadan Siciid

Oo Meherkoodu ka qabsoomay Magaalada Burco Hoteel Deero 31/01/2014 Alf Mabruuk, Waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku-raaga, Ubad khayr qabana ILLAAHAY kala siiyo, ee aqal-galkooda ku gaadha farxad, bash-bash, barwaaqo iyo raynrayn…….Aammiin……..Aammiin………….Aammiin.