Hambalyo Meher Farxad Leh Cismaan Xasan Maxamed iyo Sucaad Caydiid Ismaaciil

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax…

Tifaftiraha guud ee Shabakadda Aftahannews Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Ku-xigeenka Tifaftiraha Faysal Xiis Weerar, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Maxamed Bashiir Nuur Giriig, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Muuse Axmed Maxamuud (Faro-laab), Daahir Cabdiciis, Maxamed Cabdi Ismaaciil, Dhammaan Asxaabtaas iyo Guud ahaan Bahada Warbaahinta Aftahannews (Aftahan Media Group) meelkasta oo ay dunia ka joogaan Waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinaynaa

 hambalyo-meher1

                                                 Cismaan Xasan Maxamed

                                                             iyo

                                          Sucaad Caydiid Ismaaciil

Oo Khamiistii Maanta oo ay Bisha January ee sannadka 2014-ka 29 ahayd Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaannu leenahay noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash-bash, barwaaqo, farxad iyo raynrayn ee isku-raaga Illaahay-na Ubad khayr qaba kala siiyo.        Aammiin……….Aammiin………..Aammiin. Allaah ha aqbalo.