Tacsi Tiiraanyo Leh

Ismaaciil Mursal Aadan, Xaasaskiisa iyo Carruurtooda, Rooda Xuseen Aadan iyo Carruurteeda, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Carruurtiisa iyo Xaaskiisa, Warda Xasan Nuur, Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Dhammaan  Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Weriye Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed oo ay Hooyadeed Marxuumad Mako Cismaan Ismaaciil ku geeriyooday Isniintii Shalay ooay bisha January ahayd 27 Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, waxaanay Marxuumadda ILLAAHAY uga baryayaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta ay ka baxday. Aammiin………………..Aammiin…………….Aammiin…..Allaah ha aqbalo.

 tacsi1