Bahda Aftahannews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Weriye Sahra Cabdiwahaab oo Hooyadeed Geeriyootay

Bahda Aftahannews (Aftahan Media Group) guud ahaan meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed oo ay Hooyadeed Marxuumad Mako Cismaan Ismaaciil ku geeriyooday maanta oo Isniin ah bisha January-na tahay 27 Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, waxaannu Marxuumadda ILLAAHAY uga baryeynaa inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta ay ka baxday. Aammiin………………..Aammiin…………….Aammiin…..Allaah ha aqbalo.

tacsi1