Daawo Barnaamij Kashifay Qoysaska Qarsoon ee Caalamka Xukuma!

Aftahannews.com/ .///,. Waxaynu ku bilaabaynaa Qoysaskaasi Qoyska Rothschild oo ah Qoys asal ahaan ka soo jeeda Yuhuudda Jarmalka, iyadoo macnaha magacoodu noqonayo Gaashaankii Casaa, waana Qoyska Daaha dabadiia ka Xukuma Caalamka, iyagoo haysta kala baddh Hantida Caalamka taalla.

Haddaba, Barnaamij aynu ku faahfaahinayno Xogaha iyo Macluumaadka ku saabsan Qoysaska Dunida maamula ee aan muuqan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.