Daawo Filim Cusub oo ka hadlaya Marxalado Dhab ah & Dhalinyarada deg-degta

Hargeysa(AFNS):- Waxaannu Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Filim qisooyin dhab u badan oo ku salaysan xaaladaha ay dhalinyarada qaarkood maraan wakhtigan casriga ah ee lagu jiro.

Filimkan oo taabanaya xaaladaha ay da’yarta ka deg-dega xilliga waxbarashada ee Guurka ku deg-dega, iyagoo aan inta badan marin Jidka Sunnaha Sugan ee isa-siinta Waalidiinta, kuna tallaabsada iyagoon Shaqaysan oo aan weli wakhtigii waxbarashada Dugsiyada dhexe Sare ka gudbin.

Waxaannu Filimkan oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad ka kala degi kartaan ama ka daawan kartaan, ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.