Tacsida Ururka Suxufiyiin ee SOLJA

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan saxafada Somaliland iyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum: Siciid Ismaaciil Gurraase oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Ruug-caddaaga ah ee Bahda Warbaahinta Somaliland, isla markaana Wargeyso badan oo Hargeysa ka soo baxa Tifaftire ka soo noqday, Marxuumka oo Ku Geeriyooday Wadanka Ethiopia, laguna aasay manta 1/11/14 Magaalada Hargeisa .

Gudoomiyha SOLJA

Xasan Maxamed Yuusuf.

tacsi1