Hambalyo Meher

Adeer Sh .Abubakar Sh. Cabdilahi Abaar, Xuseen Muuse sh. Cabdilahi, Cisman Cabdi qawrax, Qasim Cumar Qowrax, Mustafe cumar Qowrax, Abiib cumar qowrax, Cabdiqadir Cumar qowrax, Ibrahim cumar qowrax, Cabdiraxman Daahir sheekh, Cabdi Muxumed sheikh, Kaltuum Cumar qowrax, Safiya Cumar qowrax, Hibo Cumar qowrax, Caasha Cumar qowrax, Sahra muuse sh.cabdilahi, Fadxiya muuse sh cabdilahi, Cabdiraxman cabdilahi cabdi, Cabdiqani cabdilahi cabdi Cabdicasiis cabdilahi cabdi, Khadar cabdi khayre, Nuur Aadan Shirdoon, Cali xuseen nuur, Cabdilahi xasan raage, Xuseen kaahiye khaliif, Xaaji jaamac aadan shirdoon, Cabdile axmed faarax, Bilan axmed faarax, Hamda ismaaciil xuseen, Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye), dhamaan shaqaalaha Telefishanka Qaranka, Radio Hargeysa iyo Wasaarada Warfaafintu waxay hambalyo balaadhan u dirayaan

Mawliid Cumar Qawrax

iyo

Ayaan Axmed Faarax

HAMBALYO31

Oo meherkoodu ku qabsoomay magaalada Boorama, waxaanay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan lamaanahii aqal-galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo, wiil iyo caano, gabadh iyo caano. Aamiin.