Bahda Aftahannews waxay Tacsi u dirayaan

Maamulka, Masuuliyiinta, Suxufiyiinta iyo guud ahaanba Hawl-wadeennada Bahda Aftahannews/Aftahan Media Group meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, waxay Tacsi u dirayaan Ismaaciil Mursal Aadan oo Hooyadii Marxuumad Muraayo Mukhtaar Aadan xalay ku geeriyooday magaalada Baydhaba ee Xarunta gobolka Bay oo maanta lagu aasay.

Waxaannu Illaahay uga beryeynaa inuu Marxuumadda Naxariistii Janno ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta ay ka baxday. Aammiin…………..Aammiin………………..Aammiin…… Allaah ha aqbalo.

Innaali-laahi Wa Innaa-ileyhi Raajucuun.

tacsi1