Beesha subulaha iyo Saaxil Degtaa Haiku Midoobaan Dorashada Muj.Muuse biixi

Beesha Sacad Muuse Waxaan  

Leeyahay  Talo Adigaa Ku Nool ee   Iyadu Kuguma Noola. beeli Hadii Aysan Hogaan Dhaqan iyo xeerar haga  lahayn waa Ayaan Daro .

Cawaaqib xumada ay   Talo LA.aantu leedahayna waa tan haysata Beesha

Maanta hadii Beeshu ay xeer lahaan lahayd. Murankan Taagan iyo Naanays Xumadan Ku Habsatay

Beesha S.Muuse Ma Jireen 
Hadaba markaan Isdul Taago Xaaladan Kulmiye Hadheysey ee 

Musharaxnimada kulmiye Wakhtiga Siilanyo Ka Dib .
Wax an beeshan ugu baaqayaa in S.muuse ay  tashadan

Musharaxnimadana Aan  lagula tartamin mujaahidka oo ah qofka Keliya ee  mudan  (16) Sano Ku soo

Jirey kulmiye kana sharaabay Xagga Siyaasada Siilaanyo

Beeshu Si cad Ha Uga Reebto Labada nin ee Samaale Iyo Maxe.d biixi Yonis

Waa sida keliya S.muuse wax Ku Noqon karo Hadii Kale oo aysan Sidan yeelin

Beeshu waxay noqonaysa Timir  Xabaal Taala.

Dadkuna Hadii Aanay Garan waxa  Jooga waxa So socdana Ma Garan  Karaan  .

Dhanka kale Madaxweyne siilaanyo  Waxaan Leeyahay Mudane  Arintan  Si Qoto Dheer  u Dhugo

Siyaasi Ruug Cadaaya Oo  biyaha iyo Saliida Kala Sooca Adigaa Ku Hadhay  Dalkan  ee Tacabkaagu

Yaanu Noqon  Tacabkii Aboorka 

(We know the found of two hands
Clapping but what is the found one Hand Clapping )

Qalinkii Cumar Yuusuf Ducaale 
     ( Shariifka Burco )