Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

Badha Aftahan Media Group meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Cabdiraxmaan Xasan Cabdi iyo Ayaan Maxamed Cali oo caawa oo Salaasa ah Gabadhi ugu dhalatay Cusbitaalka Kaah ee magaalada magaalada Hargeysa,

Gabadhaas oo loo bixiyey Suluukha Cabdiraxmaan Xasan, waxaannu leenahay Suleekhaay soo barbaar oo soo kor, noqo Gabadhii dalkeeda, Diinteeda, Dadkeeda, Nafteeda iyo Waalidkeed-ba anfacda.

Aaammiin…..Aammiin…..Aammiin……Allaah ha aqbalo.

HAMBALYO DHALASHO dhalasho-11