Bahda Aftahannews waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Fannaanka Cabdiraxmaan-Oday

Innaali Laahu wa-innaa Ileyhi Raajucuun — — – Maamulka, Tifaftirayaasha, Masuuliyiinta kala duwan iyo guud ahaanba Suxufiyiinta iyo Shaqaalaha ka hawlgala Warbaahinta Aftahannews, waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Oday) oo ay Xaaskiisi Ubax Cabdillaahi xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

tacsi1

Waxaannu leenahay Allaah Naxariistii Janno haka waraabiyo Marxuumadda, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna haka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Axsaabta ay ka baxday. Aammiin…………..Aammiin………Aammiin……………….Allaah ha aqbalo.