Hambalyo Meher Farxad leh Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax

Imaam Siciid Maxamuud Gahayr, Axmed Saleebaan Birinbir, Cabdiqani Muxumed Cige, Boqor Saleebaan Xasan Faarax, Mustafe Maxamed Macallin Aadan,  Xuseen Xasan Yuusuf, Abshir Askar Maxamed, Professor Maxamed Keyse Axmed, Khadar Suldaan Aadan Faarax, Yuusuf Jaamac GeelleDhammaan waxa ay hambalyo u dirayaan:

hambalyo-meher1

 Mudane Siciid Xasan Yuuuf-cadde iyo

Marwo Najax Khadar Maxamed

Oo uu maanta meherkoodu ka dhacay Masjidu-tawfiiq ee magaalada Hargeysa, waxa ay leeyihiin Alf mabruurk, noqda lammaanihii guri-galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo.  Aammiin…… Aammiin………….. Aammiin.