Maxaa Sahlay Dakhli-korodhka Dawladda Somaliland, Jidkuu-se u maray Wasiir Samaale?

Hargeysa (AFN):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ka hadlayey Mashaariicda horumarineed iyo wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee muddadii uu xilka hayey Wasiirka Wasaaraddaas Cabdicasiis Maxamed Samaale. Barnaamijkaas oo dhawr qaybood ah oo uu Weriye Cabdiraxmaan-Hiiraan ka diyaariyey waxyaabihii u hirgelay ee uu wax ka qabashadooda ku guulaystay Wasiir Samaale, ka daawo Halkan Hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.