Hambalyo Meherka: Khaliil Daahir Maxamuud iyo Nasra Aw Ciise Kaahin

Guud ahaan Maamulka, Masuuliyiinta iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Bahda Shabakadda Aftahannews.com meel kastaoo ay caalamka ka joogaan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi Karin hawada u marinayaan.

                                                    Khaliil Daahir Maxamuud

                                                            Iyo  

                                    Suxufiyadda Nasra Aw Ciise Kaahin

Oo Meherkoodu maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Waxaannu leenahay noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha nabad-qab, farxad, bash-bash iyo barwaaqo, isku raga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

1472825_775571555792249_957197049_n