Daawo: Wacdaraha Fannaaniinta Mursal Muuse iyo Yurub-Geenyo: Yaase bixiyey Magaca Geenyo?

Aftahan: – Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Wacdaraha ay ka muujiyeen Fannaaniinta Codadka Macaan ee Mursal Muuse iyo Yurub-Geenyo Bandhig-faneedkii Habeenka Ciidul-Adxada oo ay ku soo bandhigeen Talefeshinka Qaranka Somaliland.

Haddaba Labadan Fannaan ee Yurub-Geenyo iyo Mursal Muuse oo Hees aad u cajiib ah wada-qaadaya oo Masraxa ruxay iyo Weriye Maxamed Xuseen Cali oo weydiiyey Yurub-Geenyo, waxa loogu bixiyey magaca Geenyo iyo cidda bixisay iyo weliba jawaabta ay ka bixisay-ba waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan.

Halkan Hoose Ka Daawo WACDARAHAAS:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.