‘Ma Kula Tahay in Magaca guud ee Habar-jeclo Reer Qudhi ku Adeegto…?’ Maxamed Faarax

Ma Kula Tahay In Magaca Habar Jeclo Reer Qudha Uu Ku Adeegto Isagoo Adeegsanaya Magaca Habarjeclo Guud Sawirna Ku Dhufanaya Dadka Magaca La Wadaaga Isla Markaan Colaad Usameenaya?
Orange Man Carrying Box with Question Mark
Sida ciwaankaba ku xusan halkan waxaan ka muujinaynaa anigoo ah muwaadiniin reer soomaaliland ah isla markaana kasoo jeeda beesha maxamed sheikh isaxaaq magacyaduna ay yihiin Farxan Cabdi Maxamed , Mahamud Mahamed Cadani , Jaamac Cabdilaahi Biin , Cabdirisaq Xaji Xuseen Nuur , Jaamac Warsame Xayd , Jaamac Yusuf , Maxamed Xuseen Yusuf ,Khalid Cawil Jaamac, Cabdi Diiriye , Cismaan Xaji Cumar waxaan halkan ku cadeynayaynaa oo aan umada reer Somaliland na tusayaa inaan habarjeclo isasasaarnayn.
Habarjeclo Reer Dood Maxamed .sh Ibrahim .sh Muuse.sh Halkan waxaan ka cadeenaynaa anigoo ku hadlaya magaca Aqoonyahanka ahna dhalinyarada beesha maxamed sheikh isaxaaq (Cibraan) in habarjeclo in aanay habarjeclo guudka iska saarnayn islamarkaana maamulka iyo xukuumada manta Taagan ee wadankan aynu ku noolahay ee soomaliland ayna ka midaysnayn reerka habar jeclo la dhaho oo dhami laakiin hoogaan keeda iyo maamulkeeda ay reer qudhi haystaan islamarkaana ku adeegsadaan magaca guud ee habarjeclo iyadoo dhaawac iyo waxyeelo fara badan u geysanaya magaca guud ee habar- jeclo reerkaas oo ah Muuse sheikh isaxaaq adigoo eegaya habarjeclo laamanaheeda kala duwan iyo siday u qaybsamaan shaxda kor kuxu san.
Hadaba hadaanu nahay beesha maxamed sheikh isaq (cibraan) waxaan halkan ku cadeenaynaa una sheegaynaa umada degan Somaliland inaanan la qabin falalka iyo wax yaabaha ay kudhaqmayso xukuumadan hada dalka katalisa iyadoo loo aanaynaayo in magaca habarjeclo ay kawada simanyihiin.
Haddaba, sidii ay xukuumadihii hore ee dalka ka talinjiray ay ugu saamiqaybsan jireen boosaska muhiimka ah ee xukuumada Somaliland ay ka kooban tahay iyo maamul wadaagisteeda .waxaa saami reereed lagu qaybsadaa golaha wasiirada ,Agaasimayaasha guud, Jananada Ciidamada ,Haayadaha Madaxa banan wixiiin taas ka baxsan waa shaqaale dawladeed oo aqoon iyo imtixaan ku yimid.
Hase ahaatee, halkan waxaan ku cadeynaynaa anigoo kuhadlaya afka dhalinyarada iyo aqoonyahanka magaca beeshayda dal iyo dibedba in xukuumadihii horee e jiray ee abdirahman ahmed ali (tuur) laga soo bilaabo aan ka sheekayno wixii cibraan uu saami u yeelan jiray iyo manta waxad taagan iyo shaanbada laladhacayo iyadoo magaca habarjeclo guud ay reer qudhi isticmaalayaan ay hadimooyin umada reer Somaliland noo gelinayaan.
A.dirahamn ahmed ali (duur) No. Magaca Jagada 1. Maxamed Aadan Ciise (Dhagcas) Wasiirka 2. Cawil Xaji Cumar GudoomiyahaBaananka 3. Mohamed Haji IbraahimCigaal No. Magaca Jagada 1. Dr.Aadan Mohamed Wilad (Gadhwayne`) Wasiir 2. Prof.Axmed Dirir Cali Wasiir 3. Axmed Darajo AfhayeenkaMadaxwaynaha 4 DaahirRiyaaleKaahin
No. Magaca Jagada .1. Gen.Jaamac Cabdilaahi Biin Badhasaabka Togdheer 2. Hasan Macalin Wasiir ahna Guddoomiyaha Madbacada qaranka Ahmed Mohamed MohamuudSiilaanyo No. Magaca Jagada 1. Saleebaan Diiriye Jamac Agasim,
2. Jaamac Madaxyar Askari sirdoon Waxaa waliba intaa dheer isuduwayaashi gobolka togdheer oo reerku deegaan ahaan uu kasoo jeedo oo wakhtigan xaadirka ah aanay habari xitaa ugu jirin oo ay yihiin oo qaar la odhanayo waxad ka mid tihiin habar jeclo oo aanay umada reer Somaliland aqoonin oo manta aanu halkan ka cadeenayno baraynana.
Reerka la dhaho muuse sheikh isaxaaq oo ku qadhaabta magaca habarjeclo in dadkan ku khalda magaca habarjeclo waxaan halkan hoose ku xusayaa masuuliyiinta jagooyinka ugu sarsareeya Somaliland haysta,
islamarkaana magaca habarjeclo ku qadhaabta in ay yihiin reer madax qudha oo muuse sheikh la dhaho No Magaca Title Qabiil Ahmed Siilaanyo Madaxwayne Muuse sheikh isaxaq Saleeban Gaal Guddoomiyaha Guurti Muuse sheikh isaxaq Mohamud Hashi Muhanad Wasiirka duulista hawada Muuse sheikh isaxaq Hussein Wasiirka Macdanta Muuse, Sheikh isaxaq
Xersi Cali Xaji Xasan Wasiirka Madaxtooyada ahna Madaxwaynaha Jiifa Muuse sheikh isaxaq Cali Siciid Raygal Wasiirka Ciyaaraha Muuse sheikh isaxaq Sabaah Cali Diiriye Xog-Marwada Muuse sheikh isaxaq Abdikariim Xinif HIV/AIDS Commission Muuse sheikh isaxaq Cabdoo Aayar Badhasabka Boorame Muuse sheikh isaxaq Warfaafinta Muuse sheikh isaxaq Axmed S.Wayne Warfaafinta Muuse sheikh isaxaq Biikilo Gudoomiyaha Hayada dayaynta Muuse sheikh isaxaq
Cumar Abokor Mareeye Xigeen Degeda berbara Muuse sheikh isaxaq Ibraahin X. Nuur a.guud Haayada Shaqaalaha Muuse sheikh isaxaq Guleed Ku Xigeen Maxadka shaqaalaha Muuse sheikh isaxaq Osman Agasmiha Guud Caafimaadka Muuse sheikh isaxaq Faysa Haji Ahmed Ag.Qorshaynta Was.Cafimadka Muuse sheikh isaxaq Airport Burco Muuse sheikh isaxaq.
Gen Mohamed Hogaanka Wacyigelinta Muuse sheikh isaxaq Jabiye Fara Fidiye Hogaanka Saraakiisha Muuse sheikh isaxaq Fanax Hogaanka taangiyada Muuse sheikh isaxaq Hayada Qurba jooga Muuse sheikh isaxaq Ayaanle Safiir ku Xigeenka ETHOPIA Muuse sheikh isaxaq Waxaas oo dhan waxaa ka daran shaqaalo hoosaadyada ay sida sumcad iyo qiima xumida ah ay u samaysanayaan xafiiskasta iyagoo karamadii iyo magacii habarjeclo adeegsanaya ay isticmaalayaan wax kasta N.B :
Sida dhacda cadaalad darada ay ku hayaan reer muuse sheikh isaxaq ayaa waxay tahay inayinamadooda yar yare e aan aqoonta iyo waayo aragnimada dheerayn inamadayada in ay u diraan toobabaro iyo safaro is daba jooga ah oo aan la garanaynin waxay ku mutaysteen.
Tusaale ahaan xog-haynta wasiirka madaxtooyada xersi cali xaji oo ah nin muuse sheikh isaxaq isla markaana aan lahayn aqoon sidaa u wayn oo sanadkii dhawaa ka qalin jabiyay jamacada golis waaya aragnimo aqooneed lahayn oo dareewal u ahaan jiray xersi ayaa tiraba iminka 10-jeer uu safar dabada ah uu u diray halka kuwayaga cagtu saarantahay oo la cabudhinayo –
Axmed Yusuf (Maygal Boos ) oo ah nin Muuse sheikh isaxaq ah ayaa wuxuu ahaan jiray sidoo kale dareewal ina farax xarbi gaadhi dhayne ah oo bakhaarada alaabda u gee geeya wada hadana xersi ayaa wuxuu keenay dahabshiil isaga oo aan aqoon cilmiyeed lahayn isla markaana wuxuu tiraba 4 jeer uu u diray xirsi dalalka yurub isagoo awoodaha iyo shaadhka uga faa ideenaya inadeerkii – waxa ka shaqeeya qasriga madaxtooyada 25-Qof oo muuse sheikh isaxaaq ah isla markaana xilalka ugu muhiimsan haya , Wasiirka Madaxtooyada Xersi Ali Xaji Xassan.
Agaasimaha Lacagta Digaale Xog-Haynta Wasiirka Madaxtooyada Cabdiraxman Faarax Dareewalka 1-aad Madaxwaynaha Cabdi Cabdilaahi Xog haynta Marwada Sabaax Cali Diiriye Dareewal-ka 2-aad Madaxwaynaha Dhaanwade Dareewalka 1-Marwada Maxamed cabdi xiniin taliyaha Stuff-ka Madaxwaynaha CAABI
10.Jananka Askarda Ciidanka Ilaalada Madaxwaynaha ILYOOS Xoghaynta Protocol-ka Hodan iyo Ina cabdi badhaf 12.xoghaynta Archivea-da cabdirahman 13-Xoghaynta IT-ga Xassan 14- Xog haynta afhayeenka C.Kariin 15- Shaaha C.laahi halka ay ka joogaan 2-Qof oo intii la doono la cadaadiyo awoodahana laga ilaaliyo sida inamadaas muuse sheesaxaaq aanay shaqooyinkooda u madax banaanayn Madaxa IT-ga Mukhtar Xuseen Budhle Dhirta iyo Beerta Maxamed Xarago.
Halka ay beelaha laga tirada badan yahay ku joogaan 5-qof Q-Labaad Hadaba Waa ayo Inanka siilanyo sodoga u yahay ee la dhaho baashe cawil laguna naanayso Morgan marna Xidid ku xoolow(——–)?
Maxamed Faarax
mohamedfar8@gmail.com

Hargeysa/Somaliland
Fekerkaaga ka Dhiibo.

Ujeeddada iyo Dulucda Qoraalkani kama turjumayso Aragtida Bahda Warbaahinta Aftahannews, hase-yeeshee, xurmo, xishmayn iyo saamayn kasta oo taban ama togan oo uu leeyahay waxay gaar u tahay oo ka masuul ah qoraaga Maqaalkan ee magiciisu ku qoran yahay dhammaadka iyo bilawga qormada. Balse keliya Masuuliyadda Aftahan waa in ay gubbiso aragtida macquulka ah ee qoraaga si aynu u dhiirrigelinno doodaha, fikradaha iyo aragtiyaha kala duwan ee ay qaybaha Bulshada iyo Qalin-maalku is-weydaarsanayaan, kuana cabbirayaan hadba marxaladda taagan iyo waxay dareemayaan.